Cách cài đặt tệp APK / APKS / OBB trên Android
Ứng dụng Muxuu yahay HANUUNIYE?
Adeeggan HANUUNIYE, waa adeeg loogu talo galay inuu dadweynaha u soo dhaweeyo, kana caawiyo barashada diinta, isaga oo u qaabaysan hab waxbarasho rasmi ah oo uu qofku ku dhiganayo o culed dday ku ku dhiganayo tay ngăm đen di doono shahaado caddaysanaysa maaddooyinka uu qaatay.
Intaas waxa dheer, su'aalo ama fatwooyin diini ah oo culimada ugu waaweyn ee soomaalidu ay ka senseaabeen, iyaga oo u diyaarsan hab qoraal iyo dhegaysi ba ah, iyada oo wixii wedyiin ah ee intaa u aanah adomiil ee intaa u ba soo weydiin karo culimada.
Aragtida:
• Faafinta aqoonta diiniga ah iyo wanaag kasta oo bulshada manfac iyo waxtar ugu jiro.
• Soo gudbinta aqoon dùng bữa oo halabuur leh.
• Trong bulshada soomaaliyeed laga shaafiyo su'aalahooda diinaga ah ee ay tabanayaan.
• In umadda laga haqabtiro aqoonta diineed iyo aqoon kasta oo manfac u leh.
Hiraalka:
• Fudaydinta iyo soo dhaweynta waxbarashada asaasiga ah ee lagama maarmaanka u ah ruuxa muslinka ah.
• Hirgalinta waxbarasho ăn oo sugan, tayo leh, oo fudud.
• Trong tikniloojiyadda looga faa'ideeyo diinta, ruuxa muslinka ahna loo soo dhaweeyo baahidiisa asaasiga ah ee diineed.
• Trong la isku xidho bulshada iyo culimada, là haleelkoodana la fududeeyo.
• Trong tiếng culimada laga reebo dhaxal ay dheefsadaan jiilasha soo socda.
Yoolka:
• Kor u qaadidda aqoonta iyo waciyga diineed ee bulshada.
• Ururinta kayd aqooneed diini ah oo dhaxagal ah
• Ở bulshada lagu gaadhsiiyo aqoonta diineed hab kasta oo casri ah oo suuragalaya.
• Ka qaybqaadashada faafinta aqoonta diiniga ah iyo guud ahaan khayrka iyo wanaagga.
Phiên bản Android tối thiểu mà Hanuuniye cần đã thay đổi thế nào qua các phiên bản trong danh mục apkgold-vn.com. Chạm vào một điểm trên biểu đồ để xem một phiên bản cụ thể.
Phiên bản hiện tại Hanuuniye 2.10 chạy trên Android 5.0 trở lên và nhắm đến Android 11.